Kaniisada Midaynta oo Sabab u noqotay dilkii Ra’isul Wasaare hore Shinzo Abe

Farta ayaa lagu fiiqay Kaniisadda Midenytu in ay sababtey toogashadii lagu diley Raysalwasaarihii hore ee Jaban Shinzo Abe. Ninka Toogtey Abe ayaa sheegay in hooyadiis ay ku musalaftey oo ku cayroowdey kadib markii ay dhaqaalaheedi ku wareejisey Kaniisada Midenyta oo ku sadaqaysatey, waxaana ninka hooyadiis u aarey aaminsan yahay in uu arintaas dhiiri geliyey Shinzo … Continue reading Kaniisada Midaynta oo Sabab u noqotay dilkii Ra’isul Wasaare hore Shinzo Abe